๐ฉบTONSILLITIS
Maxaa keeno qumanka oo barara?
♠️Waa caabuq ku dhaco labada qumood ee dadka kuwaaaasi oo muuqaal ahaan u eg sida ukunta kuna yaaalo qeybta gadaaale ee dhuunta labadeeda dhinac..
♠️Waxa ugu badan ee sabab qunka ayaa ah bacteriada loo yaqaan streptococcus pyogenes taasi oo dhuunta u geeysato caabuq daran iyo barar.
♠️Qumanka ayaa inta badan ku dhaca caruurta ku jirta 5 ilaa 15 k sano sidoo kale dumarka ayaa qatar badan ugu jiro qumanka markii lala bar bar dhigo raga .
♠️Qumanka oo safka hore uga jira shaqa difaaca jirka ayaa ka tirsan hab dhiska difaaca jirka ee loo yaqaan immune system
markii jirka viral ama bacteriada soo wareero
ku waasi oo sameeya fal calin is difaaficid ah ayagoo oo jirka ka difaac in bacteriadu
u gu dubto masxaxda iyo qeybaha kale sababta ey u bararaan ayaa ha la dagaalkna bacteriada. .
๐ฉบCalaamadaha
✍Qumanka oo barar iyo gaduud yeesha
✍Wasaq cad cad oo dul fuusho qumanka
✍Dhuunta oo ku xafafta
✍Liqaida oo ku dhibta
✍Qandho
✍Qanjirada lympha ha oo barara
✍Codka oo is badala
✍Neefta oo soo urto
✍Madax xanuuun
✍dhareeer iyo naaafta oo ku dhibta
๐ฉบQataraha ka imaaado qunka
๐ฅNeefta oo kugu xiranto.
๐ฅInfection ka oo si fog ugu baaho qumanka
๐ฅQumanka oo maali gasho.
๐ฅRheumatic fever, oo ah caabuq ku dhaca wadanha iyo kala goosyada kaaso oo asal ahaan ka bilaaawdo bacteriada sababta qunka.
๐ฅPoststreptococcal glomerulonephritis,
Sidoo kale waa caabuqa ku dhaca kilida kaasi oo asal ahaan ka bilaawdo in kiladu jirka wasaqda ka saari weyyso ayow keeni kartaa caabuqan hadii aan dhaqso loo daaweyn.
๐ฉบSidee looga hortagaa
✍
Gacmahaada dhaq mar walb iyo kuwa caruurtaaada Kadib isticmaalka suuliga iyo inta aadan cunto cunin ka hor
✍Ka fagoow in hal weeel aaad biyo kuwada cabtaan sida hal galaaas
✍Badal buraashka ilkaha kadib markii lagaaa
helo caabuqa qumanka
✍Ku qunfac ama ku hindhisoo tiiish ama
xusulkaaadaa.
Sidee loo daweeeyaaa
๐Penicillin 500mg
๐Penicillin v 500mg
๐Ibuprofen 200mg
๐ฉธTonsilectomy oo ah in gabi ahaanba lagaa
saaro labada qun ee caabuqay...
Hadii aad isku aragty xladaan oo kale comment gaada hoos iigu reeeb.
Shere