Tuesday, March 15, 2022

Adequacy of Antiviral Agents against the SARS-CoV-2 Omicron Subvariant BA.2

 Adequacy of Antiviral Agents against the SARS-CoV-2 Omicron Subvariant BA.2



TO THE EDITOR:

The omicron (B.1.1.529) variation of extreme intense respiratory condition Covid 2 (SARS-CoV-2), which is answerable for Covid illness 2019 (Covid-19), has spread quickly all over the planet and has proactively turned into the overwhelming variation coursing in numerous nations. As of February 2022, omicron variations have been isolated into four unmistakable sublineages: BA.1, BA.1.1, BA.2, and BA.3.1 Most circling omicron variations have a place with sublineage BA.1; nonetheless, in Denmark, India, and the Philippines, the sublineage BA.2 is presently becoming dominant.2


As contrasted and the Wuhan/Hu-1/2019 reference strain, the sublineage BA.2 of the omicron variation has 16 amino corrosive replacements in the receptor-restricting space of the spike (S) protein of SARS-CoV-2,2 which is the essential objective for monoclonal counter acting agent based treatment. The BA.2 and BA.1 variations share 12 of these 16 replacements; notwithstanding, BA.2 has four replacements in the receptor-restricting area (i.e., S371F, T376A, D405N, and R408S) that contrast from those in BA.1. These discoveries recommend that there might be contrasts in the viability of monoclonal antibodies against these different omicron sublineages.


Appropriately, we analyzed the killing capacity of restorative monoclonal antibodies that have been endorsed by the Food and Drug Administration, separately and in blend, against the omicron BA.2 subvariant hCoV-19/Japan/UT-NCD1288-2N/2022 (omicron/BA.2; NCD1288), which was disengaged from an in explorer Japan from India. Entire genome sequencing examination of the NCD1288 infection stock affirmed that it had the 16 replacements that are normal for the omicron variation in the receptor-restricting area of the S protein, as contrasted and the Wuhan/Hu-1/2019 reference strain (Table S1 in the Supplementary Appendix, accessible with the full text of this letter at NEJM.org).




Adequacy of Monoclonal Antibodies and Antiviral Drugs against the Omicron/BA.2 Subvariant in Vitro.

A live-infection center decrease balance test (FRNT) showed that both LY-CoV016 (advertised as etesevimab) and LY-CoV555 (showcased as bamlanivimab), separately and in blend, lost killing movement against omicron/BA.2 (NCD1288) (Table 1). These discoveries are like our past discoveries with omicron/BA.1 (hCoV-19/Japan/NC928-2N/2021; NC928)3 and omicron/BA.1.1 (hCoV-19/Japan/NC929-1N/2021; NC929).4 BA.1.1, a subvariant of BA.1, has the R346K transformation in the S protein (Table S2). Nonetheless, REGN10987 (promoted as imdevimab), which was recently displayed to lose killing movement against omicron/BA.1 (NC928) and omicron/BA.1.1 (NC929),3,4 had killing action against omicron/BA.2 (NCD1288).


What's more, the blend of REGN10987 and REGN10933 (advertised as casirivimab) additionally hindered omicron/BA.2 however didn't restrain omicron/BA.1 or omicron/BA.1.1. Be that as it may, the FRNT50 (the titer of monoclonal antibodies expected for a half decrease in the quantity of irresistible foci) worth of this blend treatment was higher by a component of 43.0 to 143.6 for omicron/BA.2 than for a genealogical strain - SARS-CoV-2/UT-NC002-1T/Human/2020/Tokyo (NC002) - and different variations of concern (i.e., the alpha [B.1.1.7], beta [B.1.351], gamma [P.1], and delta [B.1.617.2] variations).


REGN10933, COV2-2196 (advertised as tixagevimab), and COV2-2130 (promoted as cilgavimab) killed omicron/BA.2. The COV2-2196-COV2-2130 blend repressed omicron/BA.2 with a low FRNT50 esteem (14.48 ng per milliliter); be that as it may, the FRNT50 upsides of this mix were higher by an element of 1.4 to 8.1 for omicron/BA.2 than for the hereditary strain and different variations of concern.


S309 (the antecedent of sotrovimab), which has been displayed to have lower killing action against omicron/BA.1 and omicron/BA.1.1 than against the familial strain and different variations of concern,3,4 had even less killing movement against omicron/BA.2 in our review. The FRNT50 worth of this monoclonal counter acting agent was higher by a component of 12.2 to 49.7 for omicron/BA.2 than for the tribal strain and different variations of concern.


The susceptibilities of omicron/BA.2 (NCD1288) to remdesivir, molnupiravir, and nirmatrelvir were like those of the familial strain and different variations of concern (i.e., half inhibitory fixation values for these three specialists that contrasted by variables of 2.5 to 4.5, 0.7 to 1.6, and 1.5 to 3.3, separately) (Table 1).3 Clinical investigations are justified to decide if these antiviral treatments are without a doubt successful against omicron/BA.2 contaminations. Our information show that a few restorative monoclonal antibodies (REGN10987-REGN10933, COV2-2196-COV2-2130, and S309) have lower killing action against omicron/BA.2 than against prior variation strains.


This letter was distributed on March 9, 2022, at NEJM.org.


Drs. Takashita, Kinoshita, and Yamayoshi contributed similarly to this letter.

Wednesday, March 9, 2022

Caalamadaha Aad ku garan karto khaatumada wanaagsan waxaa ka mid ah.

 Caalamadaha Aad ku garan karto khaatumada wanaagsan waxaa ka mid ah.





Calamada 1aad, ; Qofka muslimka ah in Uu geeriyoodo isagoo dhabanada ka dhididayo Rasuulka csw waxa uu yiri: 

[موت المؤمن بعرق الجبين].


Calamada 2aad, ; Qofka in Uu ruux baxo habeen jumca ah ama maalin jumca ah Rasuulka csw waxa uu yiri; "Qof muslim ah majiro Oo geeriyoda maalin jumca ah ama habeen jumca ah hadduu jiro ilaahey waxa uu ka bad baadiya cadaabul qabri

[ ما من مسلم يموت يوم الجمعة او ليلة

 الجمعة الا وقاه الله من فتنة القبر].


Calamada 3aad, ; Kalmada towxiidka in Uu ku dhawaaqo ka hor inta uusan geeriyoonin.

Rasuulka csw waxa uu yiri 

[من كان ءاخر كلامه من الدنيا لا اله الاالله دخل الجنة].


Calamada 4aad, ; in uu shahiid ahaado shahiidka kaliya ma aha in uu jihaad kaliya ku dhintay Rasuulka csw ayaa yiri qofka gubtay qofka biyo ku maashooday qofka daacuun u dhintay qof naftiisa iyo sharafkiisa difaacaya Oo sidaa ku dhintay, dhamaan waa shuhado.

 

Calamada 5aad, ; in Uu geeriyooda qofka isagoo salaad ku jira ama isagoo Sooman ama muxaadaro diini ah U socda.


Rasuulka csw ayaa yiri markuu alla qofka kheyr la doona qalbigiisa ayuu dhaahiriyaa geeridiisa ka hor " zaxaabadii ayaaa ku yiri rasuulkii allow waa maxay qalbi daahirinta..?

Rasuulka csw waxa uu ugu jawaabay ; camal wanagsan ayuu alla qofka ku il haaminaa ilaa uu ruuxda ka qabto.


Markaad dhameyso aqriska waxaad qortaa ducadaan si qalbi wanag ah 

 (اللهم أرزقني حسن الخاتمة) ءامين

Dadka kaa danbeeya la wadaag si ay uga faa,ideystan.


SUBAX WANAAGSAN SAAXIBIYAAL 🌹. 


Khaatumada Alle hanoo hagaajiyo.

Thursday, February 24, 2022

XANUUNKA CIRIQA (SCIATIC NERVE): Asbaabaha keena iyo Daweyntiisa.

 XANUUNKA CIRIQA (SCIATIC NERVE): Asbaabaha keena iyo Daweyntiisa.




Marka uu qofku si qaldan tallaabada u qaado ama  dhaqaaq jidheed oo qaldan sameeyo, ama uu si kedis ah oo aanu jidhku ka diyaar garoobin u qaado wax culus, waxa xanuun kedis ah ka dareemaa dhinaca oo ah lugta illaa misigta, waxaa afka qalaad cilmigu ugu yeedhaa Sciatic nerve, sidoo kale bulshooyika dunida qaar  ka mid ahi waxa ay u yaqaanaan ciriqa dumarka, oo Soomaalida qudheeduna ay ku magacowdo ‘Ciriq’.


Xanuunka ciriqa waxa uu ku dhacaa neerfe / dareensidaha ugu dheer jidhka bani’aadamka oo ah kan ka soo bilowda qaarka dambe ee dhabarka, sii dhex mara sinta illaa uu gaadho suulka lugta, maadaama oo uu soo dhex maro lafta sintana waxa uu halis u yahay in dhibaato soo gaadho, gaar ahaan marka uu culays iyo cadaadis badani fuulo ama caabuq ku dhaco, sidoo kale ricidhaha dhabarka oo ku jiifsada ayaa keeni kara ama iyaga o o ricidhaha  qaar dhammaadaa,  iyo qofka oo jiicsi iyo xarakaad muruqyada  ah samayn waaya.


Dhererkaas awgeedna marka uu dhibaato tirsanayo waxa uu qofku dareemaa xanuun aad u badan oo is haysta dhabarka illaa lugta hoose.


In kasta oo xanuunkan lagu kaxeeyo dawooyinka kaar-jebinta ah, haddana waxaa jira  xeelado kale oo uu qofku ku yarayn karo xanuunka ciriqa, waxaa  ka mid ah in la diiriyo jidhka, in qofku acsaabtiisa dabciyo oo nasiyo iyo jimicsiga noocyo ka mid ah.


Ma dumarka oo keliya ayaa uu ku dhacaa:


Dad badan ayaa u fahamsanin xididku uu dumarka oo keliya qabto, balse waxaa sax a in uu yahay xanuu labada jinsi si isku mid ah u qabta.


Calaamadaha:


Xididka waxa lagu gartaa in uu aalaaba illaa lugta oo ugu yaraa misigta iyo ka hoose ah taxan yahay xanuunkiisu, in uu xanuun yahay kabuubyo, lugta uu qofka ka qabto oo daciifta, iyo in uu dareemo sida in irbadi ka mudayso ama dareenkuba ka tago. Waxa aanu si gaar ah xauunkeedu u sii bataa marka  uu qofku fadhiisanayo iyo marka uu qufaco ama hindhiso.


Siyaabaha loola tacaali karo:


Arrimaha muhiimka ah ee ay dhakhaatiirtu sheegeen in lagula tacaali karo xididka waxaa ka mid ah, in si dhaqso ah loo yareeyo culayska saaran neerfaha, waayo haddii muddo uu jiro xanuukani waxa uu dhibaato gaadhsiiayaa neerfaha, waxa aanu keeni karaa khatar weyn oo dhinaca dhaqdhaqaaqa jidhka ah.


Muddada hore qofku waxa uu ku eegayaa in uu nafsiyo neerfaha, oo tusaale ahaan uu dhabarka  u jiifsado, xarakaadkaa yareeyo, waxaana si gaar ah loogu taliyaa in uu sariirta u jiifsado qaab kala sarraysa oo qaarka sare kor u soo qaadan yahay, iyada oo uu jilibka iyo xagasha misigta ee lugta bugta toosinayo. Qaabkani waxa uu yaraynayaa culayska saaran laf-dhabarta.


Diirrimaadka  jidhku uu helo ayaa isaguna yareeya xanuunka.


Daweyn dabiici ah:


Waxa si dabiici ah loogu dabiibi karaa xanuukan xididku inta aanu heer xun gaadhin, jidhka oo la diiriyo, ama dhoobo diirran oo lagu dhoobo lugta bugta, sidoo kale waxaa jira aada u muhiim ah jimicsiyo gaar ah oo lagu dabiibo xididka.


Jimicsiyadaas oo kala duwa waa kuwa ay qormadani ku bilaabatay si qofka bukaa uga daydo.


Talada muhiimka ahina waxa ay tahay in qofka bukaanka ahi marka uu ladnaado aanu joojin jimicsiyadan ee uu sii wado, taas oo ka ilaalin doonta in neerfaha dhibaato dambe soo gaadho.


Kamaal Marjaan



Abdikadir M. Abdullahi 

Thursday, February 3, 2022

Faa’idoonyka biyaha lagu daray liinta



Faa’idoonyka biyaha lagu daray liinta;

Waxaa jira cilmi baaris yar yar ah oo lagu sameeyay saameynta biyaha liinta lagu daray, waxaa jira faaidooyin laga soo tabiyay cilmi baaristaas


 

Waxay kor uqaadeysaa fuuqcelinta jirka

Cabirka ugu fiican oo la cabo biyaha maalintii waa 8 ilaa iyo 10 galaas waxaana sidaas ku taliya dadka ku xeel dheere nafaqada iyo cunada. Biyaha waa cabitaanka ugu fiican ee fuuqcelinta laakin waxaa laga yaabaa dadka qaar ineysan jeclayn dhadhanka biyaha caadiga ah sidaa darteed liinta waxay u yeeleysaa dhadhan fiican oo sahli kara in biyo badan la cabo


Waxaa laga helaa Vitamin C

Liin dhanaanta waxay kujira Vitamin C, waana maadado ah antioxidant oo ka hortagta in unugyada jirka ay dhaawacmaan


Vitamin C waxaa laga yabaa inuu hoos udhigo Xanuunada ku dhaca Wadnaha iyo Xididada, Faaluga iyo in ay hoos udhigto cadaadiska dhiigga, sidoo kale Vitamin C waxay kaloo caawisaa iney ka hortagto ama ay yareeyso muddada Hargabka, in kastoo aan loo dhameyn arintaan


Waxay kor uqaadeysaa tayada maqaarka

Vitamin C-ga laga helo liinta waxay caawisaa iney ka hortago in maqaarka uu duuduubmo, Warbixin caafimaad oo la daabacay ayaa sheegeysa in dadka qaata Vitamin C badan uusan maqaarkooda sida dadka aanan qaadanin oo kale u duuduubmin. Waxaa lagula taliyaa dadka in ay ugu yaraan 8 galaas oo biyo ah ay cabaan maalintii si ay jirkuudu ufuuqceliyaan ayna u qashin saaraan maqaarkooda.


Waxay caawisaa yareynta misaanka jira

Waxaa la aamin sanyahay in ay yareyso miisaanka jirka kaga yimaada cunada dufinka badan, sidoo kale waxay yareysaa iska caabinta hormoonka Insulin


Waxay caawisaa dheefshiidka

Dadka qaar waxay cabaan biyo lagu daray liin subaxdii si ay uga hortagaan calool istaag, in lacabo biyo diiran ama biyo liin lagu daray waxay dhiiragelineysaa dhaqdhaqaaqa habka dheefshiidka


Waxay carfiisaa neefta

Wali maku xoqday liin gacmahaaga si aad uga goysid ur adag? Isla sidaas ayaa loo mariyaa ama loo cabaa si ay uga hortagto neefta oo soo urta am urta ka dhalata cunidda toonta, basasha ama kaluunka


Ku carfi neeftaada adigoo cabaya galaas biyo liin lagu daray subaxdi ama cunada ka dib, liinta waxaa la aamin sanyahay iney soo saarto calyada si ay uga hortagto in afka uu qalalo, taas oo horseedeysa neefta oo soo urto.


Waxay ka hortagtaa dhagaxa kilyaha        

Maadada la yiraahdo Citric Acid eek u jirta liinta waxay ka hortagtaa in kilyaha ay ku sameysmaan dhagaxyada Kalshiyam, waxaa lagula taliyaa dadka iney badiyaan qaadashada Citric Acid si ay u yareeyaan halista in dhagaxyo cusub ay sameymaan


Dhinaca saameynta ee biyaha liinta lagu daray

Guud ahaan waa amaan in lacabo, laakin waxaa jira waxyaaba yaryar oo keeni kara saameyn oo loo baahan yahay in laga warqabo.


Liinta waxaa kujira maada la yiraahdo Citric Acid oo keeni karta in dahaarka ilkaha ay milmaan, si loo yareeyo waxaad ku cabtaa Straw ama ku luqluqo biyo caadi ah marka aad cabtid kadi. sameeyay saameynta biyaha liinta lagu daray, waxaa jira faaidooyin laga soo tabiyay cilmi baaristaas


 

Waxay kor uqaadeysaa fuuqcelinta jirka

Cabirka ugu fiican oo la cabo biyaha maalintii waa 8 ilaa iyo 10 galaas waxaana sidaas ku taliya dadka ku xeel dheere nafaqada iyo cunada. Biyaha waa cabitaanka ugu fiican ee fuuqcelinta laakin waxaa laga yaabaa dadka qaar ineysan jeclayn dhadhanka biyaha caadiga ah sidaa darteed liinta waxay u yeeleysaa dhadhan fiican oo sahli kara in biyo badan la cabo


Waxaa laga helaa Vitamin C

Liin dhanaanta waxay kujira Vitamin C, waana maadado ah antioxidant oo ka hortagta in unugyada jirka ay dhaawacmaan


Vitamin C waxaa laga yabaa inuu hoos udhigo Xanuunada ku dhaca Wadnaha iyo Xididada, Faaluga iyo in ay hoos udhigto cadaadiska dhiigga, sidoo kale Vitamin C waxay kaloo caawisaa iney ka hortagto ama ay yareeyso muddada Hargabka, in kastoo aan loo dhameyn arintaan


Waxay kor uqaadeysaa tayada maqaarka

Vitamin C-ga laga helo liinta waxay caawisaa iney ka hortago in maqaarka uu duuduubmo, Warbixin caafimaad oo la daabacay ayaa sheegeysa in dadka qaata Vitamin C badan uusan maqaarkooda sida dadka aanan qaadanin oo kale u duuduubmin. Waxaa lagula taliyaa dadka in ay ugu yaraan 8 galaas oo biyo ah ay cabaan maalintii si ay jirkuudu ufuuqceliyaan ayna u qashin saaraan maqaarkooda.


Waxay caawisaa yareynta misaanka jira

Waxaa la aamin sanyahay in ay yareyso miisaanka jirka kaga yimaada cunada dufinka badan, sidoo kale waxay yareysaa iska caabinta hormoonka Insulin


Waxay caawisaa dheefshiidka

Dadka qaar waxay cabaan biyo lagu daray liin subaxdii si ay uga hortagaan calool istaag, in lacabo biyo diiran ama biyo liin lagu daray waxay dhiiragelineysaa dhaqdhaqaaqa habka dheefshiidka


Waxay carfiisaa neefta

Wali maku xoqday liin gacmahaaga si aad uga goysid ur adag? Isla sidaas ayaa loo mariyaa ama loo cabaa si ay uga hortagto neefta oo soo urta am urta ka dhalata cunidda toonta, basasha ama kaluunka


Ku carfi neeftaada adigoo cabaya galaas biyo liin lagu daray subaxdi ama cunada ka dib, liinta waxaa la aamin sanyahay iney soo saarto calyada si ay uga hortagto in afka uu qalalo, taas oo horseedeysa neefta oo soo urto.


Waxay ka hortagtaa dhagaxa kilyaha        

Maadada la yiraahdo Citric Acid eek u jirta liinta waxay ka hortagtaa in kilyaha ay ku sameysmaan dhagaxyada Kalshiyam, waxaa lagula taliyaa dadka iney badiyaan qaadashada Citric Acid si ay u yareeyaan halista in dhagaxyo cusub ay sameymaan


Dhinaca saameynta ee biyaha liinta lagu daray

Guud ahaan waa amaan in lacabo, laakin waxaa jira waxyaaba yaryar oo keeni kara saameyn oo loo baahan yahay in laga warqabo.


Liinta waxaa kujira maada la yiraahdo Citric Acid oo keeni karta in dahaarka ilkaha ay milmaan, si loo yareeyo waxaad ku cabtaa Straw ama ku luqluqo biyo caadi ah marka aad cabtid kadi.

Monday, January 17, 2022

I’ve tested positive to COVID. What should I do now?

 

I’ve tested positive to COVID. What should I do now?




For two years, COVID has dominated our world. In Australia, we’ve tested every sniffle, undergone extensive lockdowns, and double-vaccinated more than 90% of adults to combat this lethal virus.

So, it’s understandable our first reaction when we test positive to COVID ourselves is to panic.

However, a positive test doesn’t mean you will necessarily end up in hospital.

As a GP, here’s my advice on what you should do.

When you test positive

If you test positive on a rapid antigen test at home, you’re no longer required to get a PCR test.

If you have symptoms and cannot get either a PCR or a rapid antigen test, you should assume you have COVID and self-isolate until you can get tested.

Who should you tell?

Tell a support person – someone who will be able to check on you every day, either in person (taking appropriate precautions) or by phone.

Also notify your work and cancel any other commitments you have coming up for the following week.

Contact tracing is completely overwhelmed in most states and territories, so make sure to notify your close contacts yourself.

Currently, this is defined as a person who has spent four hours or more with you in a household or “household-like” setting while you’re infectious, which includes the two days before you got symptoms. Realistically, someone can catch it from you in much less than four hours, so notifying anyone you spent time with (even if less than four hours), would make medical sense.

In some states you are asked to notify the public health unit that you’ve tested positive. But at the time of writing there’s no national approach to self-reporting.

Only inform your doctor if you have certain conditions

Don’t automatically notify your GP. In many cases, if you’re young, fit and healthy there’s no benefit to you.

The current national recommendations for treating COVID suggest adults with mild illness and no other risk factors may manage their symptoms at home.

With tens of thousands of people being diagnosed daily – and GPs rolling out booster vaccines, vaccines for children, and continuing our usual work – we don’t have capacity to review every person in Australia who’s a positive test each day.

However, certain people testing positive should arrange a telehealth consultation with a GP regardless of how well they feel on receiving the news.

This includes people who are over 65, pregnant, immunocompromised, or are both unvaccinated/partially vaccinated and have certain diseases like diabetes, obesity, kidney, heart, liver or lung disease.

As people in this group are at higher risk of deteriorating, they may be able to access medications such as antiviral therapy to reduce that risk.

Treating ourselves at home

Most of us will be treating ourselves at home.

This will usually apply to people who are under 65, aren’t pregnant, have had at least two doses of a COVID vaccine, and don’t suffer from any chronic conditions.

Here are some things to consider:

Make sure your home is as safe as possible for others who live there. It’s not inevitable everyone at home will catch it from you, especially if you keep it well ventilated

As you’re not allowed to leave the house at all (except for urgent medical care), ensure you have ways of getting food and medication, such as via home delivery services

Rest, keep up your fluids, and treat pain and fever symptoms with over-the-counter medications if needed, like paracetamol and ibuprofen

Nausea, vomiting and diarrhoea aren’t uncommon. If you experience any of these, eat small meals more often, stick to “white coloured” foods (pasta, rice, potato, white bread), and drink enough for your urine to look pale

Continue your usual medications. It’s very important you don’t stop taking these, unless your GP specifically advises otherwise

If you have access to an oxygen monitor, use it three times a day or if you feel your breathlessness is worsening. If your levels are 92% or lower, you need urgent review. Don’t rely on a smart watch for oxygen monitoring.

When to get medical help

The national Healthdirect website suggests asking yourself these questions morning, afternoon and night:

Can I get my own food?

Can I drink?

Can I go to the toilet normally?

Can I take my regular medication?

If you answer “no” to any of these questions, call your GP for a telehealth assessment.

Some parts of Australia have systems where home monitoring takes place under a management plan devised by a health-care provider. Your GP will help you access this if appropriate.

You may also like to complete a daily symptom checklist.

When to go to hospital

Bypass your GP, go to straight to hospital, or call 000 if you develop any of the following:

Breathlessness, so you’re unable to speak in sentences, for example you cannot count to 20 in a single breath

Fainting, unusually sleepy (difficult to rouse) or lethargic, or become unconscious at any point

Skin turning blue or pale, or becoming clammy and cold

Pain or pressure in the chest

Confusion

Passing no urine or a lot less urine than usual

Coughing up blood.

When will you be safe to stop isolation?

Current guidelines on this are complicated, vary from state to state, and change frequently.

For starters however, you can expect at least seven days of isolation.

Rules around safely stopping isolation centre on protecting both yourself and others. Therefore, as a general rule, you may stop isolating once you’re no longer infectious (evidenced by a negative PCR or rapid antigen test), your symptoms have passed (mild/occasional coughing is OK as this can last weeks) and you feel well enough to return to your normal life.

It’s best to check local requirements before stopping your isolation.

Finally, if you’re reading this before having tested positive, now is a great time to do some planning and put preparations in place, just in case you do.

This article is by Assistant Professor of General Practice Natasha Yates.

Abdikadir M. Abdullahi 


Wednesday, January 5, 2022

{وإِن تَعُدُّواْ نِعْمَتَ ٱللَّهِ لَا تُحْصُوهَآ ۗ إِنَّ ٱلْإِنسَٰنَ لَظَلُومٌ كَفَّارٌ}


{وإِن تَعُدُّواْ نِعْمَتَ ٱللَّهِ لَا تُحْصُوهَآ ۗ إِنَّ ٱلْإِنسَٰنَ لَظَلُومٌ كَفَّارٌ}سورة إبراهيم.
waxaa inta badan ku fakirnaa sidaan ku heli lahayn nicmooyinka naga maqan sida xoolaha laakiin waxaynaan ilaahay uga mahad celin nicmooyin waaweyn.

• bal fiiri islaamnimada ilaahay kugu galadaystay iyo waxyiga ku hagaya oo ka maqan in badanoo kula mida
• Bal fiiri caafimaadka oo ay la'yihiin in badan
• Bal fiiri caqliga aad wax ku garato iyo dadka laga qaaday ee jidadka daadsan.








 

Saturday, December 25, 2021

Maxaan ka ognahay calaamadaha kala duwan ee coronavirus-ka cusub iyo darnaantiisa, maxayse yihiin saameynta tallaalka?(Omicron)



 Omicron: Waxa aan ka ognahay calaamadaha


 Maxaan ka ognahay calaamadaha kala duwan ee coronavirus-ka cusub iyo darnaantiisa, maxayse yihiin saameynta tallaalka?



 Nooc cusub oo coronavirus ah (ama SARS-CoV-2), oo loo yaqaan Omicron (ama B.1.1.529), ayaa markii ugu horreysay ay saynisyahano ku sheegeen Koonfur Afrika 24-kii Noofambar.


 Kala duwanaanshiyaha ugu dambeeyay ee fayraska sababa cudurka COVID-19 ayaa la rumeysan yahay inuu ka badan yahay kala duwanaanshaha Delta-ka ee awalba aadka loo gudbin karo.  Omicron ayaa horay looga helay 106 waddan, WHO ayaa sheegtay.



 Saynis yahannadu waxay sidoo kale ka walaacsan yihiin in tirada badan ee isbeddellada kala duwan ay ka caawin karaan inay ka baxsadaan tallaallada.


 Markii Delta  noqotay faraqa ugu weyn, calaamadaha neef-mareenka ee u eg qabow ayaa noqday kuwo aad u badan, halka luminta dhadhanka iyo urta ay noqdeen kuwo ka yar noocyada kale.


 Marka la eego Omicron, khubarada qaar ayaa sheegay in astaamuhu u muuqdaan kuwo ka khafiifsan Delta, halka qaar kalena ay leeyihiin waa dhakhso in la xaqiijiyo.


 Waa maxay calaamadaha ugu badan ee Omicron?


 Dr Angelique Coetzee, oo ah dhakhtarka Koonfur Afrika oo markii ugu horreysay uga digay mas'uuliyiinta jiritaanka kala duwanaanshaha cusub ee COVID-19, ayaa sheegtay in muruq xanuun, daal, cune xoqan iyo dhididka habeenkii ay yihiin calaamadaha Omicron ee caadiga ah.


 Xogta hore ee uu sii daayay 16kii Diseembar ee Daraasadda Calaamadaha COVID, oo ay maamusho shirkadda sayniska caafimaadka ee Zoe iyo King's College London, ayaa sheegtay in calaamadaha qabowga u eg ay yihiin kuwa ugu badan ee ay soo sheegaan dadka leh nooca cusub ee Omicron.


 Xogtu waxay muujisay in shanta calaamadood ee ugu sarreeya laga soo sheegay app-ka ee caabuqa Omicron ay yihiin diif, madax-xanuun, daal (mid fudud ama mid daran), hindhiso, iyo cune xanuun.


 Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee Yurub Hans Kluge ayaa sheegay in 89 boqolkiiba dadka qaba caabuqyada Omicron ee Yurub ay soo sheegeen astaamo ay ku badan yihiin noocyada kale ee coronavirus, oo ay ku jiraan qufac, cune xanuun, qandho.


 Calaamadaha Omicron miyay ka khafiifsan yihiin noocyada kale?


 Coetzee waxay ku tilmaantay calaamadaha Omicron inay yihiin "mid aad iyo aad u khafiif ah" marka la barbar dhigo noocyada Delta.  Waxay sidoo kale sheegtay in, si ka duwan noocyada kale, bukaanku ma soo sheegin luminta urta ama dhadhanka mana jirin hoos u dhac weyn oo ku yimid heerarka ogsijiinta oo leh nooc cusub.


 Daraasad Koonfur Afrika ah, oo aan wali dib-u-eegis lagu samayn, ayaa soo jeedisay inay hoos u dhacayaan khatarta isbitaallada iyo cudurrada daran ee dadka qaba cudurka Omicron coronavirus ka duwan kan Delta, in kasta oo qorayaashu ay sheegeen in qaar ka mid ah taasi ay u badan tahay inay sare u kacday.  difaaca dadweynaha.


 Laakiin cilmi-baarayaasha Imperial College London (ICL) waxay yiraahdeen, "Ma helin wax caddayn ah (labadaba halista imaanshaha isbitaalka iyo heerka calaamadaha) in Omicron uu leeyahay darnaan ka duwan tii Delta," in kasta oo ay ku dartay in xogta isbitaal dhigga ay aad u xaddidan tahay.  Daraasaddooda sidoo kale weli lama eegin.


 Khubarada ayaa sidoo kale ka walaacsan in xawaaraha uu Omicron u muuqdo inuu ku faafo inuu wax ka dhimi doono hoos u dhigista darnaanta.


 Saamayn noocee ah ayay tallaaladu ku leeyihiin calaamadaha?


 Khubarada ayaa sheegay in calaamadaha caabuqa Omicron ee dadka la tallaalay ay xitaa ka fududaan karaan kuwa aan la tallaalin, taasoo keeni karta in kiisaska la waayo.


 Christina Marriott, madaxa fulinta ee Royal Society for Public Health (RSPH) ayaa tiri, "Caddaynta sii kordheysa waxay muujineysaa in dadka qaatay laba qiyaasood oo tallaalka ah ay caadi ahaan la kulmaan calaamado aad u daran, sida madax-xanuun, diif, hindhiso, cune xanuun.  , iyo luminta urta.


 "Waxay muhiim u tahay dadka si buuxda loo tallaalay inay ka digtoonaadaan calaamadaha hargabka oo ay iska baaraan haddii ay ku nool yihiin ama ka shaqeeyaan dadka khatarta weyn ugu jira cudurka."



 Qaar ka mid ah xogta hore waxay soo jeedinayaan in tallaallada hadda jira laga yaabo inay bixiyaan difaac yar oo ka hortagga caabuqa Omicron.


 Hay'adda Ammaanka Caafimaadka ee Boqortooyada Ingiriiska (UKHSA) ayaa sheegtay in goor hore, xogta aan dib-u-eegis lagu samayn ee laga helay daraasad (PDF) ay soo jeedisay in koorsada tallaalka ee bilowga ah ee laba-geesoodka ah ay bixiso difaac yar oo ka hortagga cudurrada fudud ee Omicron marka la barbar dhigo cadaadiska Delta.


 Laakiin waxay ogaatay in xoojiyeyaashu ay soo celiyeen ilaalintii ilaa xad - siinta qiyaasta boqolkiiba 70 ilaa 75 ka ilaalinta cudurada fudud ee kala duwanaanshaha Omicron cusub.


 Intee in le'eg ayay jirtaa muddada soo-baxa Omicron?


 Wakhtiga ay ku qaadanayso qofka cudurka qaba in ay calaamaduhu ku soo baxaan waxa laga yaabaa inay ka gaaban tahay Omicron marka loo eego kala duwanaanshihii hore, laga bilaabo usbuuc dhan ilaa ugu yaraan saddex maalmood ama ka yar.


 "Taasi waa sababta uu faafitaanku u dhacayo xawli aad u dheereeya," ayay tiri Dr Anita Gupta, suuxinta iyo takhtar daryeel halis ah oo ka tirsan Dugsiga Daawada ee Johns Hopkins.


 Waxay intaa ku dartay in ay suurtogal tahay in muddada soo-ka-baxa ay noqon karto mid gaaban ama ka dheer iyadoo ku xiran tiro doorsoomayaal ah, oo ay ku jiraan da'da, dhibaatooyinka caafimaad ee hoose iyo heerka tallaalka.


 Sideed u ilaalisaa naftaada iyo dadka kale?


 WHO waxay kula talisay tillaabooyinka soo socda si aad naftaada u ilaaliso oo aad uga hortagto faafitaanka COVID-19:


 1. Iska tallaal

2. Xiro maaskaro

3. Joogteynta fogeynta jirka

4. Hawo geli meelaha bannaan ee gudaha

5. Ilaali nadaafadda wanaagsan

6.  Is-karantiil haddii aad isku aragto astaamo


 

 XIGASHO: AL JAZEERA


TURJUMID: Abdikadir M. Abdullahi 





Wacyigelin ku saabsan Isnidhaamis (Scabies):

  Wacyigelin ku saabsan Isnidhaamis (Scabies): Isnidhaamisku (Scabies) waa mid kamid ah cudurrada faafa ee ku dhaca maqaarka kaas oo ay sa...