Wednesday, January 5, 2022

{وإِن تَعُدُّواْ نِعْمَتَ ٱللَّهِ لَا تُحْصُوهَآ ۗ إِنَّ ٱلْإِنسَٰنَ لَظَلُومٌ كَفَّارٌ}


{وإِن تَعُدُّواْ نِعْمَتَ ٱللَّهِ لَا تُحْصُوهَآ ۗ إِنَّ ٱلْإِنسَٰنَ لَظَلُومٌ كَفَّارٌ}سورة إبراهيم.
waxaa inta badan ku fakirnaa sidaan ku heli lahayn nicmooyinka naga maqan sida xoolaha laakiin waxaynaan ilaahay uga mahad celin nicmooyin waaweyn.

• bal fiiri islaamnimada ilaahay kugu galadaystay iyo waxyiga ku hagaya oo ka maqan in badanoo kula mida
• Bal fiiri caafimaadka oo ay la'yihiin in badan
• Bal fiiri caqliga aad wax ku garato iyo dadka laga qaaday ee jidadka daadsan.








 

No comments:

Post a Comment

Sababta Dhakhaatiirta Maqaarka (Dermatologists) ay Uga Baahan Yihiin Fahamka Endocrinology — Ka Baxsan Maqaarka Kaliya.

  Sababta Dhakhaatiirta Maqaarka (Dermatologists) ay Uga Baahan Yihiin Fahamka Endocrinology — Ka Baxsan Maqaarka Kaliya Hordhac Cilmiga maq...