Wednesday, November 18, 2020

Kilyahaada badbaadi (save your kidneys).

 #Kilyahaada badbaadi (save your kidneys)




Waxaa sara u kacay dadka da'yarta ah ee la il daran xanuunada asiibada kliyaha.

 taaso oo loo sababeeyo arima kala duwan oo halis galin karo inaad weyso xubnaha ugu muhiimsan noloshadaaada..


πŸ“£Halkaan waxaan kuugu soo gudbin doonaa 6 waxyabood oo  qatar weyn ku ah kiliyahaada.


πŸ’₯(1) kaadida oo leesku celiyo  am aad ka πŸƒ‍♂️ wehsato inaad suuliga  aaado .

arintaan ayaa sabab u noqoto in kaadi heestaado dhaafto xadka keydinta taasi oo sababta in bacteriada ku jirto kaadida si dhaqsi ah isku badiso sababtana caabuq kaasi oo dib ugu laabta kliyaha kaanena xlad loo yooqaan #pyelonephritis oo ah infections daran oo kaa asiiba kilyaha.


πŸ’₯(2) cusbada badan.🍚🍚


Ha ka qaadan cusbada wax ka badan 5.8 gm maalintii. waa khatar kale oo kuu qarsoone. 


πŸ’₯(3)ha cunin hilib badan πŸ—πŸ—


Hilibka aya ka kooban proteins xajmi adag .

Markii jirku shiidaayo  proteins ka waxaa la soo dayaa maado loo yaqoon #ammonia taasi oo halis galisa shaqada kilyahab sababtana  dhaawacyo daran oo kilyaha ah...

Hilib badan = dhawaac badan ee kildaaada.


πŸ’₯(4 )cabida coffee ga badan ☕☕


coffee ga ayaa sara u qaada xadiga cadaadiska dhiiga iyo shaqa  kilyaha kaasi oo sababa u noqon karo in kilyahaado shaqada yareeyaan ..


πŸ’₯(5) cabid yarida  biyaha. ..🍸🍸


Kliyaha  ayaa u baahan iney helaan biya kufilan  si ey shaqadooda si caadi ah ugu qabsadaan hadii aadan biya badan cabin sunta iyo wasaqda jirka kale laga so saaro  ayaa ku aruuri doona kilyahaaada kadibna usiigudbi donta dhiiiga waxana ka dhasha xaalad adag oo loo yaqaan #uremia  kadida iyo dhiiga oo si dhax gala....

Waxaad u bahnatahy malintii inaad cabto 8 galaas oo biyaha saafigaa ah..

Si aaad u hubiso inaad biya kugu filan cabtay fiiri midabka kaadidada  ma cadaaan saafi ah baa misa waa midab qasan oo calaw ah...


πŸ’₯6) haka caajisin inaad hubiso caafimaadka kliyahaada 6 dii bilba mar jeer  booqo dhaqtarka si aaad ula socoto kilyahaaada bad qabkooda.


🩸Ka fogooow daawooyinkaan hana qaadan waligaa waa dilaaga kilyahaada.

 D-cold

* Vicks Action-500

* Actified

* Coldarin

* Cosome

* Nice

* Nimulid

* Cetrizet-D

Sidoo kale


πŸ“£πŸ“£Tala guud ...

Dhaqaatiir u dhaltay wadanka Germany ayaa ogaaday nuuc cusub oo ah kansarka maqaarka ku dhaco kaasi oo laga qaado maadada loo yaqaan Silver Nitro Oxide. 

Madaadaan ayaa laga helaa cijiyaha qofka hadii aad dareento cun cun jirka haku xoqin maqaarka  cijiyahaaada....

No comments:

Post a Comment

Wacyigelin ku saabsan Isnidhaamis (Scabies):

  Wacyigelin ku saabsan Isnidhaamis (Scabies): Isnidhaamisku (Scabies) waa mid kamid ah cudurrada faafa ee ku dhaca maqaarka kaas oo ay sa...