Saturday, April 18, 2020

Coronavirus Updates

Guud Ahaan tirada dadka uu haleelay  Cudurka #coronavirus (COVED-19) waa 135 qof.

#Dhimashadu waa 7 qof.

Tirada #bukaanada ka bogsatay xanuunkaan waa 2 qof.

Fadlan Nala shaqeeya oo qaata Talooyinka ku aadan #cudurkaan halista ah #COVED-19.

wazaarada #caafimaad-ka somalia

No comments:

Post a Comment

Finanka (Acne): Maxay Yihiin, Maxaase Keena?

 Finanka (Acne): Maxay Yihiin, Maxaase Keena? Waa maxay Finanka? Finanka (Acne vulgaris) waa mid ka mid ah cudurrada maqaarka ee ugu badan a...