Background:
Born: Somalia
Raised up: Kenya
Primary $ Secondary: Kenya
University: Somalia
Study at: Mogadishu University
Faculty: Medicine and Surgery.
Bismillah,
Magaceygu waa Abdikadir Mustaf Abdullahi, waxaan ku dhashay Somalia kuna barbaaray dalka Kenya. Waxbarashada aasaasiga ah waxaan kusoo qaatay dalka Kenya, halka waxbarashada heerka jaamacaddeed aan ka wado jaamacadda Mogadishu waxaana bartaa kulliyada daaweenta iyo qaliinka(medicine and surgery). Haddii Alle idmo waxaan rajeynaya inaan noqdo mid aqoontiisa si daacadnimo ku jirto uga adeego bulshada soomaaliyeed dhamaanteed khaasataan kuwa ku nool duruufaha ad adag inshaallah. Adigana waxaan kaa rajeynaya inaad igu dhiiragelindoontid.
MAHADSANID π₯°
Mnsha allah Dr Mustappha keep Going
ReplyDeleteMnsha Allah Dr. Mustaf go on.
ReplyDeleteMhdsnid wll
Delete