๐๐๐๐ ๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐
Ereyga Heamorrhage waa luqada giriiga micnihiisuna waa dhiig lumid (lost of blood) ama dhiig bax.
Dhiig baxa hadii dibada ku socdo waxaa looya qaan (External Heamorrhage).
Dhiig baxa haddii uu gudaha kusocdo waxaa looyaqaan (Intenal Heamorrhage).
Wax yaabaha ugu waa weyn ee keeni kara dhiig bax (main couses of bleeding)
Dhiigbax waxa uu imaan karaa marka eey go’aan sadexdaan xidid midkood:
๐๐ฅ๐ง๐๐ฅ๐ฌ
๐ฉ๐๐๐ก๐ข๐จ๐ฆ
๐๐๐ฃ๐๐๐๐๐ฅ๐ฌ
๐๐ฅ๐ง๐๐ฅ๐ฌ Xididadaan halboowlaha waa kuwo hoos jira oo lafta dulsaaran si eey u nabadgalaan.
Artery marka uu go’o ama uu dhaawcmo wxaa ka yimaada dhiig casaan cad leh oo xowli u socda waxaan loo yaqaanaa
๐ฉ๐๐ก๐ข๐จ๐ฆ oo ah xididada arorayaasha marka ay go’aan ama ay dhaawacmaan waxaa ka yimaada dhiig madow waxaana loo yaqaanaa (Veinous bleeding) ama dhiiga aroorayaasha
๐๐๐ฃ๐๐๐๐๐ฅ๐ฌ oo ah xididada teeftaafyada marka ay go’aan ama ay dhaawacmaan waxaa ka yimaada dhiiga caadi ah oo xowli u socda waxaana loo yaqaanaa (Capillary bleeding) ama dhiiga teeftaafyada.
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐
Calaamadaha dhiig baxa waxaa ka mid ah
1 Naxdin ama argagax ( Shock)
2 Doorsoon (Pale)
3 Dhidid qabow ah
4 Cadaadiska dhiiga oo hoos u dhaca
5 Garaaca wadnaha oo bata
6 Garaaca wadnaha oo hoos dhaca
Hemorrhage management
Waa in aad baneeysaa meesha dhiig baxeeysa (remove any clothing).
Dhiigga jooji adiga oo faashad nadiifa ama maro nadiif ah dhaawaca ku cadaadinaya. Isha oo kale cadaadis xoogan hasaarin sidookale haddi qofka wax kumudanyihiin hakusii cadaadin, waa in aad dhaawaca geesihiisa cadaadisaa.
Qofka waa in uu ahaadaa mid dhulka yaala.
Dhiig baxa daran waxaa loo adeegsadaa cirbad dhiig joojin (Transamin Inj) ama vitamin k3.
Qofka aadka udhiig baxay, wareeraaya ama shooksan faleenbo ayaa lasiinayaa sida NS infusion.
Haddii uu jiro xanuun daran sii cirbad xanuun joojin ah.
Haddii uu dhaawucu leeyahay wasaq badan ku dhaq NS infusion.
Haddii uu dhaawacu u baahan yahay tolmo waa in latolaa.
Marka aad xireysid dhaawaca haku xirin waxyaabaha ad adag sida siliga iyo waayirka sababtoo ah waxaa roon in la dabciyo nabarka dhaawicii la xirraba 30 daqiiqaba mar si aysan u dhiig waayin inta ka hooseysa ee jirka qofka.
Share dheh oo lasi wadaag asxbtada kale